Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Laga Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah
Muqdisho (Hargeisa Press)- Shaqaalaha weynaha wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa Wasiirad Fowzia Abikar Nuur ka gudbiyay dacwad ka dhan.
Nuxurka dacwada laga gudbiyay wasiirad Fowziya ayaa...
Siyaasi Mustafe Shiine: Ololaha Kheyre Ma Saari Karaa Kursiga, Mise Waa Mid Xuub Caaro...
London (Hargeisa Press) — Siyaasi Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadley olole uu baraha bulshada kawado Ra'iisal...
Dalad Ay Ku Midoobeen Gabdho Shareecada Islaamka Ka Bartay Jaamacada Golis oo Ka Soo...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Daladda ay ku mudoobeen Gabdhaha Shareecada Islaamka ka bartay Jaamacada Golis ayaa Bayaan ay soo saareen waxa ay kaga soo horjeedsadeen...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Muxuu Ka Yidhi Kiniisada Laga Furay Hargeysa?
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka waasarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu si adag uga hadley Kiniisado la sheegay in...
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo Fariin U Diray Ganacsatada
Hargeisa (Hargeisa Press) —Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Mudane Cali Ibraahim Jaamac ayaa waxaa uu ka hadley dejinta sixir bararka iyo sarifka.
Guddoomiyaha bangiga dhexe...
Wiil Ka Mid Ah Guulaystayaashii Barnaamijka Aroos Wacan Ee Shirkada Telesom oo Shaaciyay In Aanay...
Hargeisa (Hargeisa Press) — Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa 12-kii qof ee ku guulaystay barnaamijkii Aroos Wacan ee Shirkada Telesom qabatay ayaa ka...
Kacbada oo Lagu Maydhay Biyaha Zamzam
Makkah (Hargeisa Press)- Shalay oo Khamiis ahayd ayaa la Maydhay Kacbada sharafta leh oo sanadkiiba mar la maydho, iyadoo sanadkan maydhitaanka xaramka uu kusoo...
SAYLICI oo Shubay Lacagtii Shuruudda Lagaga Dhigay Musharraxiinta U Tartamaya Hoggaanka Xisbiga KULMIYE
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shubay Lacagtii Shuruudda looga dhigay Musharraxiinta u tartamaya Hoggaanka Xisbiga...
Somaliland oo Noqotay Dalka Labaad Ee Qabanaya Tartanka 10ka Akhris Ee Qur’aanka iyo Wasaaradda...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Dalka Somaliland, ayaa lagu soo dhoweeyay Culimo si weyn dunida caan uga ah, isla markaana ka mid ah Culimada Islaamka ee...
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Ciidamada Sirdoonka iyo Booliiska Somaliland Ku Celisay Eedii Ay...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta laashay qodob ka mid ah eedaymahii Sirdoonka iyo Booliska Somaliland ku soo oogtay Mulkiilaha Astaan Tv...