Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Muxuu Ka Yidhi Kiniisada Laga Furay Hargeysa?

0
3476

Hargeisa (Hargeisa Press) β€”Β Wasiirka waasarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu si adag uga hadley Kiniisado la sheegay in laga furay magaalada Hargeisa iyo magaalooyinka kale ee Somaliland.

Wasiir Khaliil ayaa sheegay in talaabo adag ay ka qaadayaan cidkasta oo arintan ku dhaqaaqday islamarkaana ay sharciga la tiigsan doonaan.

Wuxuu sidoo kale ka hadley dugsiyo ku yaala dalka oo la sheegay in lagu dhigo Diinta Kiristaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here