Somaliland iyo ICRC oo Ka Wadahadlay Xaaladda Dadkii Ka Barakacay Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Mustafe Cumar Faarax, ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabiley saraakiil ka socday Hay’adda International Committee...

Kulan Dhexmaray Wasiir Siciid Sulub iyo Madaxda Hay’adda EUCAP

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Xannanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa waxaa uu maanta kulan balaadhan la qaatay Madaxda Hay'adda EUCAP. Kulankan...

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga Ka-Jaray Dekedda Cusub Ee Shidaalka iyo Gaasta

0
Berbera (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dekedda cusub ee shidaalka iyo Gaasta Berbera oo ay ku...

Madaxweyne Biixi: “Cidda Dalka Dhibaatada Ku Abuuraysaa Waa Cadowga Somaliland”

0
Berbera (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu si adag uga hadlay xaaladda nabadgelyo-darro ee ka soo xusboonaatay dalka, gaar ahaan...

Xildhibaanada Golaha Wakiillada oo Dood Ka Yeeshay Xaaladda Dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta waxaa ay dood adag kaga yeesheen xalaadda guud ee dalka iyo xal u helida...

Guuxa reer Gebilay iyo dareemada ku xeeran doorashada hoggaanka KULMIYE

0
Waxa isasoo taraya warar sheegaya in Madaxweyne Muuse Biixi ka warwareegayo ballan uu hore ugu qaaday beesha deegaanka Gebilay oo ahaa in uu ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Dalka Sweden

0
Stockholm (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xildhibaano ka...

Xisbiga KULMIYE oo Shaaciyay Shuruudaha Xubnaha Tartamaya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga KULMIYE ayaa Shaaciyay  shuruudaha looga baahan yahay xubnaha u tartamaya  jagada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye. Warsaxaafadeed uu soo...
Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Muranka Doorashooyinku Sababeen Falalka Jabhadeynta

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu ka hadlay afduubkii ay jabhada buurta Gacan-libaax ka...

Mucaaradka oo Ka Hadlay Sababta Ay Uga Baaqsadeen Kulanka Madaxweyne Biixi

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hoggaanka labada xisbi mucaarad ee Somaliland Waddani iyo UCID, ayaa go’aansaday in aanay ka qayb-gelin kulankii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi...