Yaya Toure Oo Ku Guuleystay Abaal-Marinta BBC-Da Ee Cayaartoyda Afrika Ee 2015-Ka + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo cayaaryahanka kubadda cagta africa ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso.Cayaaryahanka 32 jirka qadka...

Lionel Messi oo Muddo 3-bilood Ah Laga Ganaaxay Kubadda Cagta Ee Caalamiga Ah

0
Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa muudo 3 bilood ah laga mamanucay cayaaraha kubadda cagta ee caalamiga ah, ka dib markii Koobka...

FA-ga Ingiriiska oo Qorshaynaya inay Wenger Sugaan Sannadka ka Dhiman Heshiiskiisa Arsenal

0
HargeisaPress —Arsene Wenger, ayaa hoggaaminaya liiska tababareyaasha FA-ga Ingiriisku rabaan inay xulka u magacaabaan, kadib markii uu shaqada ka tagay Roy Hodgson oo guul-darro...

Wayne Rooney oo Laga Shaki Qabo inuu ka Qaybgeli Doono Ciyaarta England Vs Iceland

0
HargeisaPress —Wayne Rooney, ayaa laga shaki qabaa inuu ka qaybgeli doono kulanka ka tirsan warreega 16-ka ee koobka Yurub oo ay 27-ka bishan la...

Real Madrid Oo Xayiraadii Suuqa Iibka Ka Saarnayd Laga Khafiifiyey

0
HargeisaPress —Kooxda Real Madrid oo xayiraadii iibsiga ciyaaryahanada ka saarnayd oo  lagu soo koobay hal sano suuqii, kadib markii ay ku guuleysteen racfaankii ay u...

Barcelona oo ku Guuleystay Koobka EUFA Champion kaddib markii ay xalay 3-1 ku...

0
BERLIN, (HargeisaPress) —Kooxda Barcelona ee Dalka Spain ayaa markii Shanaad ku guuleysatay koobka UEFA Champions League, kaddib markii ay xalay 3-1 ku suul-daartay kooxda...

Isku-Aadka Champions League-ga oo la shaaciyay & Ronaldo oo xiddiga Yurub noqday

0
Monaco,(HargeisaPress) — Isku aadka tartanka horyaallada Qaaradda Yurub ee Champions League-ga ayaa goor dhow lasoo bandhigay, iyadoo laacibka dalka Spain una ciyaara kooxda Real...

Soo Galeetigii La Necbaa Ee Mar Keliya Isu Beddelay Halyeeyka Qaranka Portugal

0
Lisbon, (HargeisaPress) —Ciyaaryahanka madowga ah ee Ederzito Antonia oo ku magac dheer Eder marnaba abidkii kuma uu fikirin in ay taariikhda u geli doonto...

Tababare Jose Mourinho Oo Caawa laga Eryay Shaqadii Kooxda Chelsea iyadoo lagu beddelay...

0
HargeisaPress — Maamulka Sare ee Kooxda Chelsea oo Britain ka dhisan ayaa si rasmi ah maanta shaqadii uga eryay tababare Jose Mourinho, kaddib kooxda...

Waa in Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Ay u hogaan samaan Xeer-nidaamiyaha loo dejiyey

0
Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland oo ahaa 217 dugsi ayaa haatan gaadhay 315 Dugsi ku waas oo isugu jira kuwo Sare/ hoose iyo...