Maayarka Laascaanood Oo Ka Hadlay Gubashadii Suuqa Hargaysa

0
6080

Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/raxiin Cali Ismaaciil, ayaa ka hadlay khasaarihii uu gaystay Dabkii qabsaday suuqa Waaheen ee magaaladda Hargaysa.
Waxaanu arrintaasi ku tilmaamay dhibaato weyn oo soo gaadhay ganacstadda Somaliland.
Maayarka magaaladda C/raxiin Cali Ismaaciil, oo galabta warbaahinta kula hadlay magaaladda Laascaanood, ayaa sheegay in golahoodda deegaanka iyo bulshadda Laascaanood ba ay ka xun yihiin dhacdadaasi.

DAAWO: MAAYARKA OO ARRIMAHAASI KA HADLAYA:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY