Isku Aadka Champions League Wareeggiisa 16-ka la sameeyey
HargeisaPress —Isku Aadka Tartanka Champions League ee wareegga 16-ka ayaa lagu dhawaaqay halkaas oo ay isku beegmeen kooxo waaweyn.
Real Madrid oo koobka haysata ayaa...
Tartanka Kooxaha Kubadda Cagta Heerka Koowaad ee Caasimadda Hargeysa oo Maalinta Berrito la Ciyaari...
HargeisaPress — Iyada oo Tartanka kooxaha kubadda cagta heerka koowaad ee caasimadda oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyay si qurux baddan oo habsamiya uga...
Ayew brothers help Ghana reach semis, Egypt edge Morocco
PORT GENTIL, Gabon (Reuters) - Brothers Jordan and Andre Ayew scored as Ghana beat a spirited Democratic Republic of Congo 2-1 in Oyem to...
Maxamed Salaax oo ku guuleystay ciyaaryahanka sanadka Afrika ee BBC
Ka dib markii taageerayal kala duwan ay codeeyeen, Maxamed Salaax oo u ciyaara Liverpool ayaa ka guuleystay ciyaaryahannada kala ah Pierre-Emerick Aubameyang oo Gabon...
Ciyaartoy Soomaali Ah oo Liverpool La Saxeexday Heshiis
Cabdi Shariif waa wiil Soomaali ah oo u ciyaara Kooxda Liverpool. Wuxuu kooxda la saxeexday heshiis heer sare ah oo uu kaga mid noqonayo...
Maayarka gabiley iyo Agaasimaha Hay’adda IRADA oo Xalay Si Rasmiya U Furay Ciyaarta...
Gabiley, (HargeisaPress) —Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amin Cumar iyo Agaasimaha hay'adda IRADA Axmed yasin Muxumed, Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Si Rasmiya U Furay Ciyaarta...
Dallada SONYO Iyo Shirakada Game Oo Daah Furay Tartan Kubada Cagta ah
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo haayadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan...
“Rajo Ku Noolaada” – Cristiano Ronaldo oo muuqaal qiiro ah u diray shacabka la...
HargeisaPress —Cristiano Ronaldo ayaa cabiray sida uu uga xun yahay, xasuuqa caruurta iyo shacabka reer Syria ku socda khaas ahaan shacabka magaalada Aleppo, muuqaal...
Ciyaar Sagootinta Ahayd Ee Loo Sameeyey Kaptanka Xulka Gobolka Gabilay + SAWIRRO
Gabiley — Ciyaartii Sagootinta Ahayd Ee ayaa dhex martay Kooxda Wasaarada Horumarinta Maaliyada Hargeysa Iyo Xidigaha Gabilay ayaa Ka Qabsoontay Garoonka Maxamed Faarax Magaalada...
Real Madrid oo Hanatay Koobka Spanish Super Cup
Jedah (Hargeisa Press)- Real Madrid ayaa ku guuleysatay koobka Spanish Super Cup ka dib markii ay rigoodhe 4-1 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid ciyaartii...