Tartanka La Farax Walaalkaa ee Baabuurta oo Ka Furmay Hargeysa + SAWIRRO

0
HARGEISA— Tartanka La Farax Walaalkaa ee Baabuurta yar yar ayaa maanta ka furmay Magaalada Hargeysa. Tartankan Baabuurta oo noociisu ku cusub yahay Somaliland ayaa si...

Cristiano Ronaldo oo Xaaskiisa Bil Walba Magaalo Joog U Siiya 100 Kun oo Doolar

0
Rome (Hargeisa Press)- Wargeyska Corriere dello Sport ee wax ka qora ciyaaraha qaaradda Yurub ee kasoo baxa magaalada Rome ee dalka Talyaniga ayaa kusoo...

FIFA oo La Wareegtay Socodsiinta Kubbadda Cagta Afrika

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa soo gabagabeyay faragalin lix bilood ah oo ay ku hayaan guddiga kubada cagta...

Halyeeygii Kubbadda Kolayga NBA Kobe Bryant oo Shil Diyaaradeed Ku Geeriyooday

0
California (Hargeisa Press)- Ciyaaryahanka kubadda koleyga ee u dhashay dalka Mareykanka, Kobe Bryant ayaa ku dhintay shil diyaaraded, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay taageerayaashiisa oo...

Nuxurka Waftigii Aanu Ku Tagnay Dalka Djibouti & Kulamaddii Aanu La Yeelanay Madaxweyne Geele...

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Wafti ka koobnaa 6 Wasiir oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, kuwaas oo kala ahaa Wasiiradda Waxbarashadda...

“Waxaa lagu soo qaatay $180,000 qayrul-masuulnimo weyn iyo dulmi baa dhacay”…

0
Laascaanood (HP): Maayarka Laascaanood ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu muddo gaaban ku bur-burro garroonka Kubbadda cagta ee Cabdi Bille Cabdi oo ay...

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland oo Xilkii la Wareegay + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka cusub ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi Rooble ayaa maanta xilkii wasaaraddaasi kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda...

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha...

0
HargeisaPress —Tartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasad  badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan...

Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaaraha iyo Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Si Wada-Jira U Hirgaliyey Tartanka Orodka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa maalintii shalay ahayd caasimada JSL ee Hargeysa ka dhacay tartan dhinaca orodka ah oo ay soo qaban qaabiyeen Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee...

Isku Aadka Champions League Wareeggiisa 16-ka la sameeyey

0
HargeisaPress —Isku Aadka Tartanka Champions League ee wareegga 16-ka ayaa lagu dhawaaqay halkaas oo ay isku beegmeen kooxo waaweyn. Real Madrid oo koobka haysata ayaa...