Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay inay Warbaahinta kala shaqeynayaan helida xuquuqdooda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-gelinta Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa waxaa uu sheegay in siyaasadda xukuumadda cusub ee...

Maamulka Jaamacadda Gollis oo boggaadiyay Ardayda Kuulliyada Teknoolajiyada oo samaysey hal-abuur

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Jaamacadda Gollis, Siciid Maxamed Axmed, Agaasimaha College-ka Computing and Technology, Cabdiraxmaan Axmed Cabdi, iyo Hormuudka Kulliyadda Fatxi Maxamed Xariir, ayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo qaabiley Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa waxaa uu maanta qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramadda...

Wasiirka Qorsheynta Somaliland oo hal arrin ku bogaadisey Xildhibaanada Golaha Wakiillada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo horumarinta qaranka Somaliland Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi, ayaa waxaa ay ka dareen celisey codkii aqlabiyada ahaa...

Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyay xubno kamid ah Golaha Wasiirrada cusub

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa maanta la horgeeyay dufcadii u horaysay ee xubnaha Golaha wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi  (Cirro). 19...

Gavin Williamson: “Waxaa la gaadhay wakhtigii Ingiriisku Aqoonsan lahaa Somaliland”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Gavin Williamson oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Ingiriiska isla-markaana xillal wasiirnimi ka soo qabtay dawladda Boqortooyada Ingiriiska oo ah...

Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ay carqaladeynayso dhoofka Xoolaha

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Xukuumada Somaliland ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay farogalin ku hayso xoolaha ka dhoofa Dekeda Berbera, isla markaana ay doonayso in cashuurta...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland iyo Arrimihii lagaga Wadda Hadlay Galabta

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Fadhigii 004aad ee shirka golaha wasiirrada ee xukuumadda wada-jir iyo wax-qabad ee uu gadh-wadeenka ka yahay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)...

Dimuqraadiyada Somaliland oo lagu soo bandhigay kulankii dhaqaalaha Nobel

0
Stockholm (Hargeisa Press)- Muxaadarada Stockholm waxay sare u qaaday nidaamka dowladnimo ee Somaliland oo ay ka dhigtay dood cilmiyeedka caalamiga ah. Professor Robinson, oo...

SOLJA oo Madaxweyne Cirro ugu baaqday inuu fuliyo balanqaadyadii warbaahinta

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa waxaa ay magaalada Hargeysa ku yeesheen fadhigii afraad ee Guddida Hoggaaminta ee Ururka, kaasi oo...