Hoos u dhaca Sarrifka iyo Saamayn la’aanta Badeecadaha iyo Quutal-daruuriga

0
Berhayanba  waxa hoos u dhac  aad u ballaadhani ku imanayey qiimaha sarrifka ee lacagta Dollarka, Arrintan ayaa walwal iyo jah-wareer ku abuurtay  dad badan...

MA QAYBI OO XUKUN BAA, MISE WAA MIDDEE OO HOGGAAMI?

0
HargeisaPress — "Divide and Rule" waa qaybi oo xukun eh, waa siyaasad xeel-dheernimo iyo farsamo dhaqan gallaangal leh lagu salleeyey. Waxa loo adeegsadaa in...

TACSI: Allaha u naxariisto Marxuum Maxamuud Iiman Mufle.

0
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Waxaa maanta galinkii danbe oo ay taariikhdu ahayd 24-01-2016 ku geeriyootay magaalada Hargeisa ee dalka Somaliland, Allaha u naxariistee Marxuum...

Xukuumada Waan Ku Bogaadinayaa Talaabooyinka Ay Kor Ugu Qaadayso Isticmaalka Shilinkeena. W/Q: Xamse Maxamed

0
Shalay ayey ahayd markii ay si wada jira ugu dhawaaqeen madaxweyne ku xigeenka dalka iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga somaliland in  xukuumada iyo ganacsatada dalku...

Fulinta Qisaastu Waa Amar Alle Ina Faray Hanbalyo Xukuumada , Bahda Cadaalada iyo...

0
Sida uu ilaahay ina faray waa waajib ilaahay  qur’aankeena kariimka ah  inoogu sheegay in la fuliyo qisaasta islamarkaana ay banaantay in qofka qof dila...

Gacantaadda Ha Ku Dhaxal-Wariigin Dhulkaga Hooyo. Qallinkii Mahad ali Salaan.

0
Dharaartuu guumeysigu-Muska kaaga soo dhacay Dhayal kuhuma uu degin,-Dhoy-laawihiiyoow Badda weyn dhexdeedaa-Saan loogu dhiiboo Xeer la dhaabadeeyaa-Dhaxal looga reebii, Weli gaal kumuu dhalan-Dudiyeey korkaagee Hargeysaay ha dheelliyin-Ha dhantaalmin weligaa. Dadka...

Dhamaan Asxaabta Hoos Ku Qorani Waxay Hambalyo Kal Iyo laab Ah hawada u Marinayaan...

0
Khadar Cabdi Weyd Eng CabdiMajiid  Sheekh Maxamed Ibraahim Aqoonyahan C/Qaadir Yusuf Siciid Maxamed Yusuf Muuse Khadar Cabdiqaadir Kaarshe Caaqil CabdiWali Jaamac   Caaqil Muxumed Axmed Muuse Ibraahim Axmed Muuse Mustafe Ismaaciil Axmed Eng Axmed Cabdi...

Looma Ooyaan! Qeybtii 2-aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad

0
Maalinba waxa soo waajahayay Marxalad saamaynteedda leh,taas oo laga yaabbo inay si weyn u dhaawacdo geedi-socodkiisa nololeed ee uu  halganka ugu jirro. Da’ahaan waxa...

XIL. Siciidaw Wax ka Baro Shareecada Islaamka iyo Dastuurka Qaranka

0
  Aniga oo ah Deeq  Aw Muxumed  Xuseen  waxa  aan  halkan kaga jawaab celinayaa hadalo  xajiimaysan   oo been iyo deel-qaaf ah  oo xil.dhibaan siciid cilmi...

BURCO WAA HOOYADDA HALGAMAYAASHA WAY OGTAHAY MUJAAHID MUSE BIIXI, SIDAASAY CIIDII BURCO LA DHAQAAQDEY.

0
Guutooyinkii ciidankiyo, geeshashkii samatar Faqashtii waxay geysatiy,gabiyow kooxdiisi Gumaadk iyo xasuuqay faleen,Gaani iyo Moorgan Gasiiriyo barbaartii la dhigay,xalane geestiisa Guurtidii Burcee lagu dhugtamey,gobabka baashooda Gardarrada dalluuntiyo raggii,loogu guray ceelka Eaa...