Madaxweyne miyan la joogin wakhtigaad ku dhawaaqi lahday musiibo Qarran oo ah abaarta ah halka diwangelinta laga gallyo By: Nimcan Cadani

0
1027
President of Somaliland Ahmed Mohamed Mohamoud "Silanyo"

Waxaa ariin laga yaxyaxo ah in guud ahaan bulsho weyntii qarankan mood iyo noolba ayaa sahaytayy ama idleysay abaar dabbo dheeratay taaso oo keenatay cawaaqib dhimasho iyo dheef khasare aduun aha, hadab waxa qarankan somaliland uu ku guddo jirro dinwaangelinta doorashada ‘’voter registration’’ taaso ku soo beegantay badhatamihii abaarah dabbo dheeraday ee umadii galllafatay.

 

Haddaba akhristow dasuuraka Somaliland QODOBKA 107AAD ee dastuurka iyo qodabka36 Dhamaan qodabadasi waxay si faahfahsan uga hadalayaan arrimah doorashad iyo wakhtiga la qaban karro haddab maadama aynu ku jirrno marxalda abaaro kululi ayy ka jiraan guud ahaan waddamda Geeska Africa gaar ahaan dhulkii la isku odhan jiray Somalia. haddab somaliland oo ka midd ah waddamda Geeska Africa waxa ku nool dad lagu qiyaaso afar ilaa afrar iyo badha milyan oo  ah dad  uu baddan xoolo dhaqto reer guur ah oo hadab halkii saac ama tigaad  leh xoolahooda doorbid.

 

Iyadoo taasi jirrto waxa qaylo dhaan cod dheer iyo midd gaaban ba ah lagu maqalay innay jirrto abaar la midd ah ama ka darran abaartii waagii todobatamdkii so martay waddamda Geeska Africa ee dhulka afka somaluga lagag hadlo loo bixyay ‘’dabbo dheer’’  taaso ahayd abaartii inta la ogayahay ugu xumayda ee soo marta Somali oo dhan.

 

Waxa guud ahaan gabbo gabbo ku jirrta gobaldii muhiimka aha ee diwangelintu ka dhacaysay iyadoo abaartiina marysa meel qaylo dhanteeda aan dhag jalqa loo siin hadday tahy xagga bulsho weynta caalamka iyo weliba gudo ahan bulsho weynteen maraka laga taggi waayo waxaan sidda uu sii buurneyan oo aan lagu tilmaami krrayan guramdd ayay indhah waxa garddku qabbanyeen.

 

Taaso ahayd booyado biyo dhaan  ah  oo aan qayban ka gaadhin iyo raashiin farro guudkiis ah oo aan lagag gammi karrayan dadka isku jirra haweenak aadka uu jilicsan iyo caruurta maxsta ah ee qaarkood ayy dugaagtu cuntey waxa iyaduna gabbi ahaanb meesha ka baxday wixii la odhan jirrya xoolah kuwoodi lagu yiqiinay daaqa iyo biyah ee nugulka ah ama caws iyo biyo ku noosha.

 

Akhriste qoralkan waxa iga keenay damiirkayga oo uu adkeyasna wayay dadkaygan ku dhibataysan deegamda kala duwan sida barri iyo galbeed waqooyi iyo koonfur oo aan lahayn is dhaan la tilaami karro.

 

Waxaan Qoraalkaygan ku soo gunnadayaa sidii  loo hayybsan lahaa  qaramda jaarkeen ah xilgii guga waxab kam hadhin waa dhow yahay isla markaan abaartii waa sii dheeranysa oo waxay sii gallfanysa ummadii  ee intaad dinwaangelintan guud ahaan  nag laabtan guramd heer Qarran ah ha la gallo oo doorashad ku dhawaad sandd dibb ha loo dhiggo.

 

Oo gunntiga dhiisha waa in layssag dhigga oo dasuurkeena qaranku wuxuu jiddaynay in hadii masiibo dabiici ah timaado arrimah sida doorashoyinka dib loo dhiggi karro iyadoo loo cuskanayo arrimah dabiicga lana xeerinyo arrimahn dasuuriga ah.

 

Waa waxa lag xumado in dadkii uu dhinto oon iyo harrda waxa lag qabban karro inta eebe ka sokeysa dhank kale waa in madxweynah qarranku ku dhawaaqa masiibo qaran maah in uu kolba badhasab heer gobal ku dhawaaqo xaald deg deg ah lkn arrintan waa arrin looga fadhiyo in madxaweyn siiranyo uu ku dhawaqo aafo Qarran oo maalmo kooban aan ahayn lkn wakhti dheer socta ila inta laga soo kabbanyo dhibatdas.

 

 

Qalankii Qoraa nimcaan cadaani xussen

Cadaani123@gmail.com

Tell 0634174513

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here