HAMBALYO MEHER WACAN: Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan Muuse

0
1096

HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan Muuse

mehe

Hambalyo Meher Farxad leh: Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan Muuse

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto)

Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Xasan Maxamed Yuusuf

Ibraahin Axmed Maxamed (Shiine)

Shiine Cilmi Kaahin

Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye)

Eng. Cabdicasiis Cali Nuur,

Guuleed Cabdi Buushe,

Maxamed Saleebaan Cumar

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Siciid Cawil Axmed,

Cali Jaamac Maxamed,

Muuse Faarax Jaambiir,

Khadar Iid Kaariye,

Khaddar Maxamed Cakulle,

Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye,

Xayaad Maxamed Cabdilllaahi,

Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed,

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Cismaan Axmed Cismaan

11110858_10153225769012789_8726413155523720835_n

Xasan Cumar Xasan,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Maxamed Cabdalle,

Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray),

Nimco Cumar Maxamuud,

Safiya Cali Yuusuf,

Sahra Ciidle Nuur,

Ayaan Cabdirisaaq Jaamac,

Nafiisa Maxamuud Muuse,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Cismaan Axmed Cismaan Siciid Cabdi Xuseen,

Muniir Axmed Cigaal,

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Cumar Maxamed Faarax,

Sagal Mustafe Xasan Nuur,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Cabdirashiid Cali Sheekh Maxamed

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq iyo dhammaan Suxufiyiinta Somaliland iyo Asxaabtaas kala duwani waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:-

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre)

Iyo

Khadra Aadan Muuse

Oo Mehrkoodu ku qabsoomay Jimce 15 May, 2015, Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here