Hoggaanka KULMIYE oo Ka Arrinsaday Doorashooyinka iyo Qorsheyaasha Xisbiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hoggaanka sare ee xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen shir muhiim ah oo...

Dalalka Beesha Caalamka oo boggaadiyay horumarka laga gaadhay doorashada Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Saaxiibada caalamiga ah ee Somaliland oo ay ka mid yihiin Ingiriiska, Denmark iyo Sweden, ayaa waxaa ay boggaadiyeen horumarka taarikhiga ah...

Gudoomiyaha Cusub ee Ciyaaraha Fudud soo bandhigay qorshayaal lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan...

Wasiir Kaahin: “Ma jirto cid kursiga xoog kaga qaadan karta Kulmiye”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland, ahna Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in hadii laga helo doorashada la filayo inay dalka ka...
Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe oo hal arrin ugu baaqay Beesha Caalamka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu baaq culus u jeediyay wadamada Beesha Caalamka. Faysal Cali...

Mid Ka Mid Ah Tiirarkii Waxbarashada Somaliland Oo Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Oo Shacabka Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Dhambaal Tacsi ah u diray Ehellada, Qaraabada iyo bahda Waxbarashada oo uu ka baxay Alle...

Somaliland oo ka hadashay xidhiidhka Xasan Sheekh iyo Al-shabaab

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay jawaab kulul ka bixisay hadalkii ka soo yeedhay Wasiirkii hore arrimaha dibadda Soomaaliya, sidoo kalena ahaa...

Hambalyo Aroos Wacan: Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u Dirayaan Cabdiraxmaan Axmed Faarax...

0
HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag....

Beesha Caalamka iyo Dowladaha Gobolka Geeska Africa Miyey Moogan Yihiin Taariikhda iyo Dhacdooyinka...

0
Waxa sanadahan ugu dambeeyey aad moodaa in ay muuqato in beesha caalamka iyo dawladaha Gobolka Geeska Africa ay duudsi iyo yaraysi ku hayaan qadiyad...

Cimilada Xajka oo La Filayo Inay Aad U Kululaato Sanadkan

0
Makkah (Hargeisa Press)- Xarunta qaran ee Saadaasha Hawada ee Sucuudiga, ayaa Salaasada maanta ku dhawaaqday in cimilada sanadkan ee Xajka ee goobaha barakeysan la...