Hambalyo Aroos Wacan: Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u Dirayaan Cabdiraxmaan Axmed Faarax iyo Xamda Cabdishakuur Sh Adam

0
1413

HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Arooska Cabdiraxmaan  Axmed  Faarax iyo Xamda Cabdishakuur Sh Adam, Oo 21 kii bishan August aqal galkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa, waxaanay leeyihin gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, Noqdana kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo caano!

Aaamiin…. Aaamiin…..  Aaamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here