Abwaan Laab-Saalax Oo Bandhig Suugaaneed Ku Qaban Doona Magaalada Istanbul

0
ISTANBUL — Abwaan Laab Saalax: (inta safarka aan ku joogo dalka turkey waxaan jeclaystay in aan bulshadayda la wadaago waqti isla markaana aan bandhig...

Xisbiga Kulmiye Ee Muse Bixi hoogaminayo oo sharci jebin sameeyay/gawadhi sameecada lagu rakibay oo...

0
Waxaa maanta ilaa caawa  ka socda magaalo madaxda labaad Burco  olaale ay wadan  dhamaan xubnaha dawlada  Muse bixi oo ah musharaxa xisbiga Kulmiye  Madaxweynaha...

Xukuumada Siilaanyo Waa Xukuumadii Kor U Qaadka Cadaalada Iyo Garsoorka.

0
Garsoorka iyo cadaaladu waa aasaaska bulshada islamarkaana uu qaran waliba ka koro kana hagaabo,  bulsho aan cadaalad gelin waa hagaastaa mana korto waxaa ragaadiya...

Magaaldda Berbera Oo Markii Ugu Horaysay Soo Food Saarto Dhaqaale Xumo Uu Sababay Maayirka...

0
Maayirka Magaalo Xeebeedka Berbera Oo In Dhawaytaba La Soo Baxay Waji U Qarsoonaa Cabdi Shakuur Cidin.Wakhtigii Musharixiintu Iska Soo Sharaxayeen ururadii Siyaasada 2012. Cabdi...

Dhamaan dadkani Waxay Dhambaal Tacsi Ah U Dirayaa Siciid Xaaji Cabdi Maxamed Geeridii...

0
Ergeyga Madaxweynaha Ee Gobolada Bariga Sahal Maxamed Jamac Iyo Xaskiisa Xaliima C/Qaadir Jamac Iyo Caruurtooda,Cornayl Maxed Diiriye Taliyahay Saldhiga Bariga; Chef Caaqil Warsame Caarshe...

Hambalyo & Duco Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa

0
Hambalyo Xogahayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa ee loo magacaabay Axmed Maxamed Cabdillaahi (Axmed Darajo). Axmed Darajo oo aanu isku fac iyo saaxiibo dhaw aanu...

Sababaha Sicir-Bararka: Cashuur Dadban “Indirect Tax”. Weli Miyaa Maqasheen Dahabshiil & Somtel Oo Ka...

0
Cashuurta Dadbani  “ indirect Tax “ waa cashuurta la saaro alaabtaee laga soo dejiyo dekedaha  sida bariiska, timirta, dharka, saliida  iwm.  Marka la kordhiyo...

Diiwaan galinta codbixiyaashu waa guul qaran Qalinii: Umalkhayr Mohamed

0
Dhawaan sida la qorsheeyay waxa guud ahaan dalka ka bilaabmi doonta diiwaan galinta codbixiyayaasha ee lagu qaadan doon kaadh lagu codaynayo doorashooyinka soo socda...

Lama Garan Waayin Qallinkii: Xasan shaah

0
Wasaaarada warfaafintu marka aynu ka hadlayno duwalkaka jira dunidan aynu ku noolnahay waa mid kamida haayadaha halbawlaha u ah dawlad kasta.   1991 kii 18kii may...

BUUHOODLE IYO U DIYAAR GARAWGA QAADASHADA KAADHKA CODBIXINTA.

0
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha guud ahaanba Somaliland anigoo ku amaanaya sida fiican ee ay bulshadooda ugu...