Dhamaan dadkani Waxay Dhambaal Tacsi Ah U Dirayaa Siciid Xaaji Cabdi Maxamed Geeridii ku timid Walaalkii Marxuum Jamaal Oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

0
1054

Ergeyga Madaxweynaha Ee Gobolada Bariga Sahal Maxamed Jamac Iyo Xaskiisa Xaliima C/Qaadir Jamac Iyo Caruurtooda,Cornayl Maxed Diiriye Taliyahay Saldhiga Bariga; Chef Caaqil Warsame Caarshe Faarax ,Safiirka Wareega Raabi Cabdi Maxed,Maxamed Cadanweyne ,.Farax Cagaweyne ,Xasan Ciise,.C/Axman Fanax ,.Yoonis Siciid Cilmi ,C/Risaaq Axmed Xundhu,Aqoonyahan Maxamed Axmed{ Maxamed Cadaanweyne. Dhamaan dadkasi  Waxay Tacsi u dirayaan Siciid Xaaji Cabdi Maxamed (CABDI SHOLOH), Geeridii ku timid Walaalkii Marxuum Jamaal Xaaji Cabdi Maxamed Oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa  Lagu Aasay, Waxaanu Marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu Nasariistii Janno ka waraabiyo, qoyskii qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

 

AAMIIN……AAMIIN……AAMIIN….

……………………………………………………………..………………………..

Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan dadkasi  Waxay Tacsi u dirayaan Siciid Xaaji Cabdi Maxamed (CABDI SHOLOH) Geeridii ku timid Walaalkii Marxuum Jamaal Xaaji Cabdi Maxamed Oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa  Lagu Aasay, Waxaanu Marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu Nasariistii Janno ka waraabiyo, qoyskii qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

 

AAMIIN…………………… ….AAMIIN……………….. …….AAMIIN………….

 

 

rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here