Fanaanada Khadra SINIMO Oo Shaacishay Inay Gebi Ka Baxday Kooxda XIDIGAHA GEES-ka, Eedeyna U...
“Xasan Saleeban Dhuxul iyo Axmed Weli Furinle Waxay ku kaceen cadaalad darada iyo kala qaybinta qabyaalada iyo naxliga, waxaanay cuna-qabateeyeen fankaygii” Khadra SINIMO
Hargeysa, (HargeisaPress)...
Nidaamka Caafimaadka Somaliland iyo Bulshada Danyarta ah. W/ Q: Cabdiwahaab Tooxyare.
Guud ahaan Somaliland ayaa waxaa ka jirta nabad balse dhanka kale waxaa iyaguna jira dhibaatooyin badan oo ay qabaan bulshada Somaliland taasoo ay ka...
Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Mashruuca Banka Wajaale Kormeer Ku Geeyay Saraakiil Ka Socotay...
Wajaale, (HargeisaPress) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed oo uu wehelinayey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Dr. Maax, ayaa Mashruuca...
Safiir Baashe Cawil oo lagu Soo Dhaweeyey Caasimadda Kenya ee Nairobi
Nairobi,(HargeisaPress) — Safiirka Somaliland ee Kenya u fadhiyi doona Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa maanta gaadhay magaalada Naribo ee Caasimadda dalka Kenya, waxaana si...
Wareysi Qoraa Khalid Jamac Qodax Oo Soo Sarey Magasin Cusub Warside Oo Kasoo Bixi...
London , (HargeisaPress) — Barnaamijka Gaara Wareysi Qoraa Khalid Jamac Qodax Oo soo sarey magasin Cusub Warsidae oo kasoo bixi doona Dalka Ingriiska SLNTV.
https://youtu.be/U4qahQYV8OE
Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Soo Dhawayn Diiran...
Hargeysa , (HargeisaPress) —Fanaanada caanka ee Farxiya Axmed Macalin(Farxiya Fiska) ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa.
Fanaanadan oo ka soo duushay wadanka Ingiriiska ayaa markii ay...
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Natiijada Imtixaanka.
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland, Daa’uud Axmed Faarax ayaa waxaa uu ku dhawaaqay xiliga la shaacin doono imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyadda...
Aqoonyahan Khadar Maxamed Faarax Caynaashe Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Sharaxan Yahay Doorashada...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Aqoonyahan Khadar Maxamed Faarax Caynaashe oo kamida Aqoonyahanka reer Somaliland ee dalka dibadiisa wax kusoo bartay oo horaantii sanadkii 2014 magaalada Hargeysa...
Dood dhex martay Maalka, Cilmiga iyo Sharafta.!
Maalkii ayaa Hadalka ku hor marey oo yiri:
Aniga waxaa la yiraahdaa Maal waxaan idinkaga fiicanahay 4 qodob oon la igu gaarayn, Dadkaa i Jecel...
PRESS RELEASE: New interim uk home office measures introduced to facilitate travel for Somaliland...
Hargaysa(hargeisapress) PRESS RELEASE: New interim uk home office measures introduced to facilitate travel for #Somaliland passport holders who possess U.K. biometric residence cards or permits.
What this...