“Somaliland Maamuli Maayo Madaxweyne Jabuuti Wax Looga Yeedhiyo..” Aqoonyahan Mohamed Dhimbiil
Hargeisa (Hargeisa Press)- Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil oo ka mida Aqoonyahanka reer Somaliland ee falanqeeya Siyaasada Somaliland iyo ta Geeska Afrrika ayaa si adag uga...
D/H Ee Burco Oo Dhaqan Gelisay Awaamiir Ay Hore U Soo Saartay
Burco (Hargeisa Press.com): Dawladda hoose ee magaaladda Burco ayaa shaacisay in Salaasadii shalay ay ku eg tahay mudaddii ay u qabteen dadweynaha in ay...
Guddoomiyaha Guurtidda Oo Bahda Garsoorka Ka Difaacay Dhaliillo Loo Jeediyay
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa ka difaacay bahda garsoorka eedaymo iyo dhaliil ay u jeediyeen qaar ka mida xildhibaanadda golahaasi oo...
Xuska 24 Guuradda Ka Soo Wareegtay Aasaaska Ciidamadda Badda Somaliland
Berbera (Hargeisa Press.com): Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo xubno kaloo wasiirro ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka qayb galay xuska 24 guuradda ka...
Adoo Haysta QARAN, Ha Ku Doorsan QABIIL! W/Q: Eng. Xuseen Adan Cige (Xuseen Deyr)|
QABIILKA iyo QARANNIMADU waa laba shay oo aan is-qaban karin! Sidoo kale, Qabiilka iyo Hannaanka Dimuqraadiyadduna waa isku dab iyo dhagax. Nasiib darrada haatan ummadeena haysata waxa...
Karisma Kapoor iyo Sunny Deol oo Loo Maxkamadeynayo Fal Ay Sameeyeen Iyagoo Filim Jilaya
Maxkamad qaadda kiisaska la xidhiidha gaadiidka tareennada ayaa diyaarisay dacwad ka dhan ah Atooraha shirkadda Bollywood-ka ee siyaasiga isku baddalay, Sunny Deol iyo atariishada...
Cunto-kariyihii ka fakaday Xabsiga Mandheera !!
Mudane, Douglas Basil Hall markii uu la wareegay maamulka xukunka talada dalka British Protectorate of Somaliland, taariikhdu markay ahayd 11 July 1959 illaa iyo...
Facebook oo hakiyey tobannaan kun oo App
Shirkadda Facebook ayaa shaaca ka qaadday iney hakisay tobannaan kun oo App. Wixi ka dambeeyey fadeexaddi Facebook ee la xidhiidhay baadhitaankii Cambridge Analytica iney...
Ku Dayo Gar-adag oo ku Dayo Qurbo-joogtooda
Bulshada ku dhaqan Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag ee ku kala sugan gudaha dalka Somaliland iyo qurbo-jooga ku nool dalalka dibadda, ayaa isku hawlay...
Nin Shimbir ka cararaya oo geeridiisa la kulmay
Nin u dhashay waddanka Australia ayaa geeriyooday ka dib markii uu shil la galay baaskiil uu kaxeynayay, isagoo xilligaas isku dayayay inuu ka baxsado...