Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka… By: Naciima Cabdi Galiixe

0
Xilligii samaan jaahiliga (Islaamka ka hor) ruuxa dumarka ah qabaa’ilka Carbeed waxay u arkayeen waxaan qiimo lahayn oo way quudhsan jireen, haddii qofka yar...

MAXAAD KA TAQAAN MEELAHA AY KU KALA WANAAGSAN YIHIIN SIYAASIYIINTA SOMALILAND By: Cabdilahin...

0
inkasta oo ay badan yihiin arrimaha ay ku kala duwan yihiin madaxweynaha hada ee s/land iyo iyo madaxweynihii xilka kaga horeeyay ee daahir rayaale...

SANAAG: Gobol Aqoon-yahankiisi Ku Shaqo La Yihiin Iyo Duqay Maroorsaday Maamulkii Aqoonta Ubaahanaa

0
SANAAG:- Wado la'aan iyo Go'doon ayaa loo nisbeeyaa Sababta keentay in uu gobolkaasi uga dambeeyo Goboladda kale ee Dalka waxana xubnaha maamulka u ah...

Afarta Wasiir ee aan dhicin & Talada Madaxweyne Siilaanyo Mayla Aragteen! ? Qalinka Mawliid...

0
Taariikhdu waa isbedelka nolosha noolaha iyo bey’adda Illaahay ku uumay oo si taxane ah loo qoray loona sameeyay magacyo laysla yaqaan oo dhamaan aadamaha...

Talo Ku Socota Shirka Ka Furmay XIIN-GALOOL – W/Q: Muuse Fara Laab

0
Waxaan halkan salaan huwan qiimo iyo qaayoba uga dirayaa dhammaan qaybaha kala duwan ee saxaafadda. Waxaan mar labaad halkan ka salaamayaa dhammaan asxaabta qiimaha...

Bushaaro U Gaar Ah Qof Kastoo Aqoon Korodhi Bilaash Ah: Haw Daymo La’aan Ee...

0
Waxaa Si toosa Hawada loosoo galiyey Shabakaddii ugu Faa’iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Mareegaha oo ah mid loogu talo galey in...

Ogaysiis Ogaysiis Dhul Deyr Leh Oo Iib Ah

0
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Dadweynaha Reer Somaliland in loo hayo Dhul deyr leh oo iib ah kaasoo ku yaala Xaafada Bada Cas gaar ahaan...

HAMBALYO AROOS: Naasir Yuusuf Daahir iyo Hoodo Siciid Shukri + SAWIRRO

0
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Yuusuf iyo caruurtooda oo kala ah. 1.  Layla Yuusuf Daahir, Sayigeeda iyo Caruurtooda2. Keyse Yuusuf Daahir 3....

Muyuusigga Iyo Heesuhu Ma Xaaraan Baa? – W/: Maxamed Cabdi Daa’uud (Q.2aad)

0
Maxamed Cabdi daa’uudSheekh Maxamed Al-Qasaali isaga oo u jawaabaya dadka qaba in heesaha iyo muusiggu xaaraan yihiin, waxa uu yidhi: “Bal kaalaya ila eega...

Xisbiyada Mucaaridka:Sharciyad Magansatay Sharci Darro! W Q. Eng Xuseen Dayr

0
Xisbiyada Mucaaridku waa Golayaal Qaran oo Siyaasadeed oo uu Distoorka Qaranku dhab ahaan u jideeyey, awood buuxdana u siiyey inay qaabka hoggaamineed ee Xukuumadda...