Xuska 24 Guuradda Ka Soo Wareegtay Aasaaska Ciidamadda Badda Somaliland

0
899

Berbera (Hargeisa Press.com): Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo xubno kaloo wasiirro ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka qayb galay xuska 24 guuradda ka soo wareegtay aasaaska ciidamadda Badda Somaliland.

Munaasibad balaadhan oo loo soo sameeyay dabaal-dega xuska aasaaska ciidanka Badda ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Berbera.

Waxa kaloo ka soo qayb galay taliyaha ciidamadda Badda Somaliland, saraakiisha ciidanka Badda, masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo ka degmadda Berbera.

Sidoo kale waxaa xafladaasi goob joog ka ahaa saraakiil ka socday hay’adaha caalamiga ah ee taageera ciidamadda Baddaha Somaliland.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here