Somaliland: Guurtidda oo Loo Qaybiyay Xeerka Ismaamulka Goboladda iyo Degmooyinka
Hargeisa (Hargeisa Press)- Fadhigii maanta ee golaha Guurtidda Somaliland ayaa xildhibaanadda loogu qaybiyay xeerka ismaamulka goboladda iyo degmooyinka kaasoo ka soo gudbay golaha Wakiiladda.
Fadhiga...
Dagaal Culus oo Ka Socda Xudduuda Turkiga iyo Suuriya
Ras al-Ain (Hargeisa Press)- Dagaal culus ayaa ka socda magaalada ku taalla xuduuda Suuriya iyo Turkiga ee Ras al-Ain xilli ciidamada Turkiga ay howlgalo...
Ciidamadda Turkiga Oo Guluf Dagaal Ka Wadda Woqooyi Bari Suuriya
Ankara (Hargeisa Press.com): Ciidamadda dalka Turkiga ayaa cirka iyo dhulkaba ka weeraraya goboladda woqooyi bari ee dalka Suuriya oo ay fadhiisimo ku leeyihiin jabhadda...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dab-demiska Gabiley
Gabiley (Hargeisa Press.com): Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun ay magaaladda Gabiley ku yeelan doonaan ciidamadda Dab-demisku.
Munaasibad loo sameeyay xadhig...
Kulan Lagaga Tashanayey Habka Lagu Soo Xulayo Xildhibaanadda Guurtida Somaliland Ee Mustaqbalka oo Berbera...
Berbera (Hargeisa Press)- Shirka wada tashiga golaha Guurtida Somaliland iyo Golaha Dhaqanka oo lagaga hadlayey habka lagu soo xuli doono xildhibaanadda Golaha Guurtida ee...
Dhibaatooyinka Siyaasiyiinta Sool Ku Hayaan Dadka Shacabka Gobolkaasi
Anigoo ka duulaya xaqiiqo-raadinta dhabta ah ee taala degaannada Gobolka Sool, waxaan tegay qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo xarumaha Dowladda ee ku yaal...
Ilhaan Cumar oo Dalbatay In Laga Furo Ninkeeda
Washigton (Hargeisa Press)- Xildhibaanadda gobolka minsota ku matasha Aqalka sare Mareykanka Ihaan Cumar ayaa dacwad furitaan ah ka gudbisay seeygeeda Axmed Xirsi.
Ihaan Cumar ayaa...
Nairobi: Soomaali Laga Dhacay 60 Kun oo Dollar
Nairobi (Hargeisa Press) – Muuqaal ay duubtay Kamaradda Qarsoon ee loo yaqaano CC Tv ayaa muujinaya nin Soomaali ah oo Lacag dhan Lixdan kun...
Togdheer iyo Sanag Waxay U Baahan Yihiin Rayaale Oo Kale. Barkhad-ladiif M Cumar
Tan iyo intii ka dambaysay doorashadii madaxtooyadu waxay dadku kala noqdeen rufucyo, siyaasi waliba wuxuu meel ku xidhay xaafadiisii hoose.
Taasoo keentay in bulshaddo furfuranto,...
Waa Dhacdo Dhab Ah Oo Ka Dhacday Cusbitaalka Hargaysa
“Akhriste, Fadlan Cidna Ha U Sheegin”
Markii uu geeriyooday (AHUN) ururiyihii xogta caafimaadka gobolka toghdeer ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, bilowgii Sannadkii 2010-kii.
Marxuunka aroornimadii...