“Muranka Diwaangalinta iyo Mugga Xildhibaannada” Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale

Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto,Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta,Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga,Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun...

Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo Qaybtii 2′aad Faallo: Qalinka Xassan Cumar...

David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay Qaybtii hore ee qormadan waxaan ku xusnay David Haines (Hingiriis),...

Scotland (YES) iyo England (NO) keebaynu taageernaa? By: Faysal Qumuj

Salaasada bari ee 18ka sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan...

“Iftiiminta Maqnaanshaha Dhabta Ah Ee Doorka Mucaaradka” Dr Maxamed-rashiid

Sida aynu ka warqabno waxa aynu dooranay Madaxweyne iyo Kuxigeenkiisa, Baarlamaan iyo Golayaal Degaan oo dhammaan ka yimid rabitaankeena iyo codkeena. Sida ay tahay...

Maxaa Sababay In Madaxweyne Siilaanyo Oo Codka Shacbiga Ku Yimi Ka Dhuunto Saxaafadda, By...

Dabeecada Aadamaha waxa ka mid ah in qof walba noloshiisa mar,  ama in ka badan la kulmo dhibaato,  yaalaa ma dhacdo inuu cimrigiisa ku...

David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay....

Ninkii saddexaad oo ka soo jeeda dunida tadhahday (Galbeed) ayaa kooxda Daacish, shalay, dhegta dhiigga u dareen. David Haines waxaa uu u dhashay dalka Britain...

OGAYSIIS: Ku Baro Qur’aanka Kariimka Online Meel Kastoo Aad Aduunka Ka Joogtoa

Hargeysa — Bushaaraddaan idiin sido idinkuna bilkhayr dhaha marabtaa inaad ku barato quraanka adigoo joogaa gurigaa xafiiskaag hadii ay jawaabtu tahay haa la xidhiidh...

Cabdiraxman Cirrow Banaanka Soo Istaag Hadaad Tahay Musharax Madaxweyne Waxba Ha Ku Gaban Gudoomiyaha...

Ummada Reer Somaliland Waxey La Yaabantahay Laba Wajiilaynta Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxman Cirro ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI Ila Haddana Si...

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Geerida Marxuum Pro. Cabdi Haybe...

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo Magaca Guud ahaanba Maaulka iyo Shaqaalaha...

Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka..Qaybtii 2aad W/Q Naciima Cabdi Galiixe

Islamku waxa uu qofka dumara siiyay xaqeeda ah inay doorato ninka ay rabto marka ay guurka noqoto, waqtiga meherku dhacayana waxaa xaq loo siiyay...

Latest News