Xisbiga KULMIYE oo ku Wareejiyey Wasaaradda Ciyaaraha Agab-ciyaareedka Tartannada Ramadaanta ee Gobollada Dalka +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xisbiga KULMIYE, ayaa agab ciyaareed oo isugu jira kubado, koobab, billado iyo diraysyo loogu talogalay kooxaha kubadda cagta ee ka qaybgali...

Jaamacada Admas Oo Xalay Xustay Sanad Guurada 27-aad Ee 18 May + SAWIRRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maamulka Jaamacada Admas ayaa habeenkii xalay ahaa qabtay xaflad ay ugu dabaal d agayaa Munaasibada Sanad guur 27-aad Ee Ka Soo Wareegtay...

Israa’iil oo Weerar Gantaalo Ah Ku Qaaday Iran

0
Tehran (Hargeisa Press)- Israa’iil, ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimcaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka, iyada...

DHALASHO FARXAD: Xasan Cumar iyo Xaaskiisa Kaltuun Muxumed oo Caawa Gabadhi ugu Dhalatay Hargeysa

0
HargeisaPress —Tahniyad Dhalasho Farxad leh – Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...

Sheekh shacabkiisa la dareena! By: Maxamed Sidiiq

0
Intabadan Sheekhu wuxuu can ku yahay ka hadlaka  duruufaha nololeed ee innagu xeeran  sida looga gudbi karo.  wuxuu  ka fekera danta guud iyo daryeelka...

Haddii Aad Calaamadahan Ku Aragto Taleefankaaga Gacanta Waxa Aad Ogaataa In Ay Cidi Ku...

0
Taleefanka gacantu waxa uu ka mid noqday halbawlaha nolol maalmeedka qofka, sidaa awgeed qof kasta oo xiisaynaya in uu xado aqoonsigaaga, in uu basaaso...

“Waxaa lagama maarmaan ah inaan Xaga Allah u cararno oo aynu Kaligii baryadeena ku...

0
Maanta oo kale ayay Muuqataa Walaalnimada, Wadaniyada, Islaamnimada, Tolniimada,is Jacaylka, isu Naxariisashada iyo Hogaaminta Suuban ee Dawladeed ee Xukuumada iyo Shacbiga Jamhuuriyada Somaliland. Saaka ayay...

Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka..Qaybtii 2aad W/Q Naciima Cabdi Galiixe

0
Islamku waxa uu qofka dumara siiyay xaqeeda ah inay doorato ninka ay rabto marka ay guurka noqoto, waqtiga meherku dhacayana waxaa xaq loo siiyay...

Fursadaha Ka Dhalanaya Go’aammadii Shirka GAR-XAJIS

0
Shirkii Dal-wanaaje ee Beel-weynta GAR-XAJIS waxa la soo gunaanaday Khamiista Maanta oo ku beegan 27 October 2022. Shirku wuxuu ahaa Shir-beeleed, laakiin waxa ka soo...

Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigaal oo Dhambaal Hambalyo ah Hawada u Marisay Dhallinyarada reer...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigaal, ayaa dhallinyarada reer Somaliland ku hambalyeysay xuska sannad-guurada  36aad ee ka soo wareegtay dhagax-tuurkii ay dhallinyaradii...