Mareykanka iyo Turkiga oo Soo Gaba-gabeeyay Heshiiska iibka Diyaaradaha Dagaalka F-16
Ankara (Hargeisa Press)- Dowladaha Turkiga iyo Mareykanka, ayaa soo gebagebeeyey heshiis ku kacaya 23 bilyan oo dollar oo Ankara lagaga iibinayo diyaaradaha dagaalka ee F-16,...
Somaliland oo Odayaasha Dhaqanka Ka Joojisay Inay Soo Faro-geliyaan Kiisaska Kufsiga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta fadhi ay yeesheen waxaa ay ka soo saareen go'aan culus oo ka dhana arrimaha la xidhiidha...
Dowladda Ingiriiska oo Somaliland Kala Hadashay Ammaanka Baddaha
Hargeysa (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Hure Haariye, ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil sar sare...
Maxay Ka Wadahadleen Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar?
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xidhiidh dhanka khadka taleefoonka ah kula xidhiidhay Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani,...
Dadkii Ugu Badnaa oo Xannuunka Xummadda Ugu Geeriyooday Magaalada Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, ayaa soo saaray warbixin daaha ka feyday tiradii ugu badneyd ee dad ah ee ay soo...
Wasiir Kaahin: “Xisbi Siyaasadeed ma Sheegan karo Wakiil u Taagan Isbedel”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in aan xisbi sheegan karin isbeddel, iyadoo...
Wargeysyada Itoobiya Maxay Ka-Yidhaahdeen Kaalinta Dekedda Berbera iyo Daraasadii Baanka Adduunka?
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Wargeyska Addis Standard oo ka mid ah Wargeysyada ka soo baxa dalka Itoobiya, ayaa warbixin ka qoray qiimayn uu soo...
Maayarka Hargeysa oo Balan-qaad U Sameeyay Carruurta Lagu Daryeelo Xarunta SOS
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maayarka caasimada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa waxaa uu ballanqaad weyn u sameeyay carruurta kala duwan ee ku jira xarunta Hay'adda...
Wasiir Yurub: “Waxaynu nahay Dad Dagaalo soo-galay oo Rafaad soo gaadhay”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Yurub Abiib Cabdi, ayaa maanta ka qayb gashay Xaflad ay...
Bangiga Amal Bank oo Ka Farxiyay Carruurta Agoomaha iyo Dan-yarta Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bangiga Amal Bank oo ka mid ah Bangiyadda ka jira Somaliland, ayaa deeq kala duwan gaadhsiiyay Carruurta Agoomaha iyo dadka danyarta...