Boobe oo Ka Hadlay Naadiga Cali Sugule iyo Xusuusta Taariikhdii Faneed ee Abwaan Dun-Carbeed

0
1150
Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe)

Hargeysa, (HargeisaPress) — Qoraaga Caanka ah ee Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa ka hadlay  Aasaaska  Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka ee loogu magac-daray Abwaan Cali Sugule (Dun-Carbeed), waxaanu ka warramay Xusuustiisa Taariikhdii Faneed uu ee Marxuum Cali Sugulle ka tegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here