Daawo qaar kamisa sawirada ciidamadii lagu dilay xaashi cagoole

0
3915

BURCO , (HargeisaPress) —waraka soo gaadhaya xafiiska warqabadka ee warbaahita caalmiga ah ee hargeisa press hada ayaa sheega aya in weerarkii ay ku qaadeen ciidamada iskaashanaya ee ethoian arms iyo ciidanka news poliska tuulada xaashi cagoole ay kala kulmeen iska caabin balaadhan oo ay kaga dhinteen ciidamo badan,islamarkaana halkaas uu kadhacay dagaal aad u qadhaadaaday  waxaan nala soo gaadhsiiyay qaar kamida sawirada ciidamadii halkaas ku madhay

 

13413589_1704742966445018_6452211557502405206_n 13335734_1704743009778347_4843973035707563613_n 13339525_1704742949778353_3197910352603461509_n

warbaahinya hargeisa press

burco office 

wariye sekeriye cabdiraxmaan ibraahin {samokuwaar}

sekeriye80@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here