18 May: Xaflad Balaadhan oo lagu xusayay 18 May ayaa ka Dhacday magaaladda Malmö ee Dalka Sweden + DAAWO SAWIRRADA

0
1159

Malmö, (HargeisaPress) — Jaaliyada Somaliland ee Waxa magaaladda Malmö ee dalka sweden ayaa si weyn u xusay sannad guuradii 24 aad ee kasoo wareegtay lasoo noqoshada qaranimada Somaliland.

11260943_902584079799866_3350195437439892447_n

13283_10206695442007680_1102591463441823768_n

Xafladdaasi waxay ka dhacday Malmö ee dalka sweden  oo ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee ku yaala koonfurta dalka Sweden,isla markaasna ah magaalo dadka ku nool ee reer Somaliland ay ku  leeyihiin sumcad iyo tixgelin weyn oo ay u hayaan shacbiga magaalada iyo maamulkooduba.

11267336_902887459769528_639884212_n

11219432_902574826467458_1844762929490680506_n11181586_10206695447767824_8774329299114955135_n

Wariye Mahad Kadleeye iyo inantiisa oo u debaal degayaa xuska 18ka May
Wariye Mahad Kadleeye iyo inantiisa oo u debaal degayaa Xuska 18ka May

Munaasabaddaas oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay oo ay si weyn isaga xilsaaren Jaaliyada Somaliland ee magaalada Malmö  Xafladaas oo isugu jirtay Madadaalo, khudbado taariikhi´, wixii u qabsoomay Somaliland iyo waliba cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.Waxa sidoo kale kasoo qayb galay madax ka tirsan dawladda Sweden,Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo fanaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootaan. iyo Fanaaniin kale oo ka kala yimid UK, Norway. sweden

11291833_902822849775989_18431275_n

Xafladaas oo aanan halkan kusoo koobi karin sida ay u dhacday waxa aan door biday in aan dul ka xaadis ku sameeyo .Xafladani waxay ahayd tii ugu balaadhneyd e ka dhacda sweden.

11273303_902816729776601_1463746676_n11255088_902574736467467_2956465003126198426_n

11301459_902816839776590_1065972231_n

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mahad Kadleeye -HargeisaPress,  Sweden

 

fikirkaaga

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here