Wasiir Caddaani oo Ka Lib Keenay Qorshihii Dib u Habaynta & Xaqsoorka Shaqaalaha Warfaafinta

0
872

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani iyo mas’uuliyiinta wasaaradda ayaa kulan balaadhan maanta la yeeshay shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta,kulankaasi oo lagu soo bandhigay Natiijada ka soo baxday Qorshaha Dib u habaynta Shaqaalaha ee dhinacyada Mushahaaradka iyo Gunooyinka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here