Warsaxaafadeed Xafiiska Telefishanka qaranka Somaliland Xaruntiisa LONDON UK.

0
1213

London,(HargeisaPress) —Marka hore Hanbalyo dhamaan shacbka somaliland munaasibada xuska 18may maalinta qaranimda Somaliland hanbalyo iyo boogadin kabacdi,waxaa duba habeyn iyo isbedal balaadhan wasaaradu ku sumeeysey qaab dhismeedkii hawalaha waraabinta qaranka ee dibeda taaso xaruuntii warabahinta qaranka ee dibeda laysugu keeney Dalka Uk gaar ahaan magalada LONDON.

Hadaba waxaan halkan ku faahfahineynaa habka cusub ee jaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan dibaduhu ula shaqayn doonan warbahinta qaranka gaar ahaan Telefishanka qaranka xaruntiisa Magalada LONDON.

1- Waxaa jaliyadaha Somaliland ee dibadaha  waajib ku aha iney soo diyaariyaan muuqalada kulamada iyo barnaamujyada ay doonayaan in uu ka baxo tv-ga qaranka oo ay iyagu soo duubaan isla markaana usoo gubiyaan Tv-ga qaranka xaruntiisa London.

2- in Barnaamujyada iyo wararka tv-ga qaranka ka baxaya ee ay jaliayaduhu soo gudbiyaan ay ku saleysnaadan waxqabad buuxa oo ku jeeda horumarka Somaliland.

3- In Barnaamujyada Arimha samafalku ay noqon doonan kuwa leh ahmiyada Kowaad ee tv-ga qaranka somaliland xaruntiisa dibeda marwalaba ugu hor marin doono.
qudobada kor ku xusan ayaa noqon doona kuwo aad fafahintooda kala soo xidhiidhi karto masuliyinta tv-ga qaranka xaruntiisa London.

Tel 44 208 7494125612
e-mail somalilandmaanta1@gmail.com

adress Crown hous LONDON UK.
Madaxa Tv-ga Qaranka Ee Dibeda
Wariye Abdikarim Muse Abdi (Dalmar).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here