Masuuliyiin Kala Duwan Oo Si Adag U Canbaareeyey Xadhiga Xukuumaddu Kula Kacday Agaasimaha Telefeeshinka Star

0
982

Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuuliyiin kala duwan oo iskugu jira siyaasiyiin,cuqaal,garyaqaano,mujaahidiin,iyo aqoonyahano ayaa si adag u canbaareeyey xadhiga ay xukuumaddu kula kacday agaasimihii telefeeshinka Star-Tv.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here