Ururka Telefeeshinada Madaxa-banaan Oo War-Saxaafadeed Kasoo Saaray Xadhiga Agaasimaha Star-Tv Baaqna U Direy Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo

0
1243

Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka ay ku midoobeen telefeeshinada Madaxa-banaan ee Somaliland ka hawl gala ayaa waxay soo saareen war-saxaafadeed ay ku canbaaraynayaa xadhiga ay xukuumaddu kula kacday agaasimihii Telefeeshinka Startv Maxamed Baashe Xaaji Xasan iyo waliba qaabkii loo soo maray xadhigiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here