Waa Kuma Wasiirka Ku Suntan In Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga Kulmiye Uu Hanto Quluubta Bulshada...

0
Diiwaanka Taariikhdu waa mid furan Qalinkuna waa mid u diyaara in lagu qoro dhacdooyinka Maalinlaha ah ee Qadarka Eebe ku socda iyadoo aynu Qormadan...

XULASHADA ASQAWDAY! W/Q. Maxamed Saleebaan Cumar

0
Madaxweyne Siilaanyo 2010 wuxu soo dhisay dawladdii ugu tayada badnayd, uguna koobnayd. Laakiin marba marka ka dambaysa tiradu way sii kordhaysay, tayaduna way sii...

Adigu Haddaad Jamaal Tahay Maxaad Yeeli Lahayd (W/Q: C/Raxman Caydiid)

0
Mahad Dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeena Muxammad. Salaan Qaaliya Dhamaan Saxaafadda iyo Ahkristayaashaba waan salaamyaa. Sidaynu la wada soconay waa tii...

AAFADA ABAARTA: Qaybtii 4 aad Jamal A. Muse

0
“ Gorfaynta Surmiga, ooddo-lululka & eelada Abaarta Taagan, Gargaarka Uumiyaha Geeska iyo Sababaha Curiyay abaarta” Qaylo-dhaantii Dunida: Qaramada midoobay ayaa shaaca ka qaaday in muddadii u...

HAMBALYO MEHER: Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug iyo Cawo Maxamed Axmed

0
Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiiru-dawlaha...

SHIISH IYO KHAAKH: Masraxiyad-siyaasadeed Caan Baxdey Cahdigii SNM! Qalinka: Mustafe Suleymaan Cilmi,

0
Hal-qabsi:   Doqon baa halkii lagu khatali, qoorta soo dhigane, Ma anigaa mindiyo ley qarshaa leygu qali doono,….   Tixo ka mid ah Gabayadii, Gabyaa Faarax Nuur (AHUN).   Cahdigii uu...

Boobkii Kheyraadka Dabiiciga ah ee JSL oo dib ubilaabmay iyada oon shacabka loo soo...

0
Shirkadaha shidaalka ka baadha JSL oo gaadhaya ilaa 12 shirkadood ayaa wada haysta Liisamo  kala duwan oo aan sharciga la soo marin.  Waxaana ay degaano badan oo daaqsinta xoolaha...

Qalalaasaha iyo qaladaadkaa raagay waa khiyaamo saar qabiiloo cidkale ka quudsanayso .

0
Nolosha fahankeedu maaha astaanta inta wanaagsan oo la muujiyo ama wadaad u eekow,ama aqoonyahan ama oday ama siyaasi laakiin in aqoonta kor loo qaado...

CUGASHADA GURACAN & SOOYAALKII SEED: Qaybtii 13 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Gunnaanad: Gunta iyo gabagabada qormada, cugashada guracan & sooyaalkii seed waxaan diirka ka...

DHIBKA ABAARTA: Tabaale U Baahan in Lagula Tacaalo Maamul Adag!

0
Hal-qabsi: Qabiil iyo Jeeroo la Naco Qaadka lagu waashey, Qasdi Keliya Jeeroo Yeelato oo Qowlka ku Heshiiso, Qabyo Weeye Soomaalidaay Qiiradaadaniye….   Tixo ka mid Gabeyadii Gabyaa C/llaahi Suldaan...