Madaxweyne Biixi oo Dhammaystiray Isku-shaandhayn Uu Ku Samaynayo Xukuumaddiisa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu dhammaystiray isku-shaandhayn ballaadhan oo uu ku samaynayo xukuumaddiisa, Sida ay ilo xogogaal...

Somaliland oo Mustaafurisay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda EUCAP

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa dhawaan dalka ka mustaafurisay saddex sarkaal oo ka tirsan Hay’adda EUCAP oo ka shaqaysa Arrimaha Badda Soomaaliya...

Maxkamadda Sare oo Laashay Dacwaddaha Doorashadii Gollaha Wakiillada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa gebi ahaanba laashay dacwaddo ay maalmiahan ku jirtay dhegeysigooda, kuwaas ka dhashay natiijada hordhaca ah...

Warbixin: 61 Sano Ka Hor Markii Somaliland Xornimada Qaadatay 26 June 1960-kii

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Kow iyo Lixdan sano ka hor, beri oo kale waxa ay ahayd markii ay dowladda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay gumaystihii...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Hadlay Casriyeynta Dekedda Berbera iyo Damacii Farmaajo

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka Soomaaliya, ayaa ka hadlay dib u casriyeynta lagu sameeyay dekedda...

Somaliland iyo Taiwan oo Bilaabay Heshiis Lagu Daah-furayo Mashruuca Horumarinta Caafimaadka Ee Hooyada iyo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan, ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u wada bilaabeen heshiis lagu daahfurayo Mashruuca horumarinta Caafimaadka...

Cali Gurey oo Si Weyn Uga Dar-daar Weriyay Isku Shaandhaynta Uu Madaxweyne Biixi Ku...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, ayaa waxaa uu si weyn uga dar-daar weriyay...

Somaliland iyo Taiwan oo Kala Saxeexday Heshiis Caafimaad

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u kala saxeexdeen heshiis iskaashi oo dhanka Caafimaadka ah. Dowladda...

Wakhtima Ayuu Fulayaa Heshiiskii Somaliland iyo Kenya?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay halkay ku dambeeyeen qodobbadii ay Somaliland iyo Kenya ku heshiiyeen dhammaadkii sannadkii hore, iyadoo labada...

Gole Ay Ku Midaysan Yihiin Baarlamaannada Somaliland iyo Kenya oo Nairobi Lagaga Dhawaaqay

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya, ayaa ballanqaaday inay xukuumaddooda ka dalban doonaan dedejinta fulinta heshiisyadii dhexmaray Somaliland iyo Kenya, sida...