Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Qoonsaday Taageerada Dhaqaale Ee Ay Beesha Caalamku Siiso Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa fariin u diray shacabka Somaliland, isagoo ugu baaqay in ay ka dheeraadaan waxkasta oo...

Buurmadoow oo Ku Hanjabay Arrin Horseedi Karta Geerida Midnimada Somaliland

1
Dubai (Hargeisa Press) – Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Doolaal oo...

New York Times oo Qoray Warbixin Kashiftay Siro U Qarsoonaa Farmaajo

0
Washington (Hargeisa Press) – Wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka, ayaa warbixin xasaasi ah ka qoray siro badan oo u...
Solja

SOLJA oo Tababbar U Furtay 30 Suxufi oo La Barayo Baadhitaanka Xogaha Qarsoon

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Tababbar ugu qabtay magaalada Hargeysa 30 Suxufi oo ka kala yimid guud ahaanba gobollada...

UK: Wax Ka Baro Saamaynta Ka Bixitaanka EU-du Yeelanayo.

0
LONDON— Goor dhaw oo xagayaga, dalka ingiriiska, laba saacadood ku siman (11:00 PM) boqortooyada midawday ee Britain waxay ka baxayaan midawgii ay kula jireen...

Somaliland oo Laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xasuusta Dadka ku Waxyeeloobay Shilalka Waddooyinka...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Maalinta Caalamiga ah ee xasuusta dadka kuwaxyeeloobay shilalka waddooyinka oo sannad walba la qabto taariikhdu marka ay tahay 17 November, ayaa si...

DARDAR XOOGAN IYO DIYAARGAROOWGA MAALINTA QARANIMADA SOMALILAND EE 18 MAY OO LAGA DAREEMAY GOBALKA...

0
Gobalka sool ayaa si ka duwan sidii horey looga dabaaldegi jiray xuska maalinta Qaranimada Somaliland ayaa laga dareemayaa ayaamahan. Waxaa suuq balaadhan yeeshay dawaarlayaasha tola...

Gorfaynta Buugga “Axmed-Siilaanyo: Nin Tacab Badan Geliyay Qarannimada” Qallinkii: Maxammad Saleebaan Cumar

0
Horraantii bishii Abriil 2019 ayaan maqlay in Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan uu qoray buug ku saabsan sooyaalka Madaxweynihii hore ee Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo....

Sababaha Fashilka Somalia: Siyaasadda Somaliweyn 4.5 iyo Nidaamka Fadaraalka

0
Somalia waxaa loola jeedaa dhulkii iyo dadkii Somaliyeed ee dalka Talyaanigu gumaysanjiray kana xoroobay 1dii July, 1960. Laga soo bilaabo rididii kelitaliyihii Somalia, Janaraal...

Erdogan oo furay masaajidka Tukiga ugu weyn oo Istanbul laga dhisay.+ SAWIRRO

0
ISTANBUL —Madaxweynaha Turkiga Racip Tayip Erdogan ayaa xarigga ka jaray masaajidka ugu weyn dalka Trukiga oo Istanbul laga dhisay. Masaajidka weyn ee Camlica oo laga...