Millatariga Federaalka Itoobiya oo Madaar muhiim ah ka qabsaday Gobolka Tigreega

0
Hargeisa— Dowladda Federaalka Itoobiya, ayaa ku guulaysatay inay gacanta ku dhigto madaar muhiim ah oo ku yaal meel qiyaas ahaan 42 mayl (67km) u...

Wasiirka Beeraha Oo U Jawaabay Xildhibaanno Ka Hadlay Xeerar Madaxweynuhu U Gudbiyey Golaha Wakiillada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, ayaa ka jawaabay isla-markaana saxay hadallo Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha...

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Sababaha Sanadkan loo Joojiyey Xuska 18 MAY

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba sanadkan la joojiyey xuska 18 May oo ah sanad guuradii 26-AAD ee...

HARGEYSA: Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Shan Sanno Oo Xadhig Ah

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamida madaxdhaqameedka Somaliland kuwooda ugu caansan ayaa lagu xukumay shan sanno oo xadhiga, kaddib markii ay Maxkamadda...

Madaxweyne Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Suldaanka Subeer Awal Oo Xanuunsanaya

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye, oo...

Reuters oo soo Badhigtay Halista Gudniinka Fircooniga ahi ku hayo Haweenka Somaliland Iyo Qorsheyaasha...

0
HARGEISA (HargeisaPress) –Wakaaladda Wararka ee  Reuters  ayaa warbixin ka qortay  halista Gudniinka fircooniga ahi ku hayo haweenka  Somaliland iyo dedaaalka   loogu jiro sidii loo...

Yusuf Cabdi Gaboobe: Danjiraha Imaaraadka Ee Somaliland Wuxuu Albaabka U Furayaa Dalal Kale

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Falanqeeye Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa Warsidaha Al-Monitor u sheegay in magacaabida Safiirka Imaaradka ee Somaliland, Danjire Abdullah Muhammad al-Naqbi ay...

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo si Hufan u Lafo-guray Tiirka Dhaqaalaha oo Kamid ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo kamid ah saraakiisha sarsare ee xisbiga KULMIYE, ayaa si faahfaahsan u axadhay tiirka dhaqaalaha oo kamid ah...

Hay’adaha oo Loogu Baaqay inay Caawiyaan Qoysaskii Laga Rararay Jidka 150-ka Ee Magaalada Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukuummada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hay’adaha dalka ka hawlgala ugu baaqaday inay caawimaad u fidiyaan dadkii laga raray waddada boqol iyo kontonka oo ay...

Daawo Muuqaal: Xildhibaanada Xisbiga Kulmiyee Ee Gobolka Awdal Oo ka hadlay Arinta Golaha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaano ka tirsan golaha wakilada Somaliland isla markaan kasoo jeed gobolka AWDAL ayaa goordhaweyd shir jara'id ay ku qabteen ,magaalada Hargaysa waxa...