Daawo Muuqaal: Xildhibaanada Xisbiga Kulmiyee Ee Gobolka Awdal Oo ka hadlay Arinta Golaha

0
961

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaano ka tirsan golaha wakilada Somaliland isla markaan kasoo jeed gobolka AWDAL ayaa goordhaweyd shir jara’id ay ku qabteen ,magaalada Hargaysa waxa ay shaaca ka qadeen in aanay ka sinaba ugu qabqadanayn wax kasta oo qaranka somaliland dhibaato u horseedaya.

HALKAN KA DAAWO

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here