Xukumadda Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Muddo Kordhinta Mudooyinkii U Danbeeyey La Hadal Hayo

0
914

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukumadda Somaliland ayaa maanta markii u horeysay ka hadashay muddo kordhin mudooyinkii u danbeeyey aad loo hadal hayay oo ah in madaxtooyada Somaliland lagasoo maleegayo muddo kordhin loo sameeyo madaxwaynaha Somaliland, waxaan ay meesha ka saartay inay jiraan qorshe ay xukumaddu muddo kordhin ku doonayso.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here