Xisbiga WADDANI oo Sheegay Inuu Garab Taagan Yahay Xukuumada Somaliland

0
690

Hargeisa (HargeisaPress) – Xoghayaha arrimaha dibada ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Marwo Faadumo Siciid, ayaa waxlaga xumaado ku tilmaamtay hadalkii ka soo yeedhay Soomaaliya ee ay ku sheegeen inay xidhiidhkii u jareen dalka Gini, Waxaanay hadalkaasi ku tilmaamtay sidii Ilmayar oo maroor dilaacay.

Dhinaca kale, Faadumo Siciid ayaa waxa ay sheegtay in Xisbiga Waddani uu garab taagan yahay dawladda Somaliland iyo Madaxweynaheeda, Iyadoona ku hambalyaysay safarkii uu ku tagay wadanka Gini oo ay sheegtay inuu guul weyn ka soo hooyay.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa/Somaaliland
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here