Wefti Uu Hogaminayo A/Guud Ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Oo Gaadhay Ceegaag

0
862

Ceegaag (HP): Wefti uu hogaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland Aadan C/laahi Cabdalla, ayaa shalay gaadhay deegaanka Ceegaag ee gobolka Sanaag.

U jeedadda socdaalka weftigaasi ayaa la xidhiidha loo soo xalin lahaa shaqaaqo colaadeed oo u dhaxaysa laba beelood oo deegaankaasi wada dega.

Halkan Ka Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here