Wasiirka X. Goleyaasha oo Ka Qayb Galay Xil Wareejinta Agaasimaha Qandaraasyada

0
417

Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ay xilalka kula kala wareegayeen Agaasimihii hore ee Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland iyo agaasimihi dhwaan loo soo magacaabay Gudidaasi.

 

 

 

 

 

 

Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland, Xildhibaano Aqoonyahan, Dhalinyaro iyo Marti Sharaf kale.

Wasiir Maxamed Xaaji Aadan, oo xafladaasi hadal ka jeediyay ayaa agaasimaha cusub kula dardaarmay inuu muuliyadda Alle SWT ku asturo.

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here