Wasiirka Qorshaynta Oo Beeniyay Shax Lagu Sheegay Sida Mashruuca SDF Loogu Qaybiyay Gobolada

0
689

Hargeysa,(HargeisaPress) -Wasiirka wasaarada qorshaynta Somaliland Xasan gaafaadhi ayaa muuqal uu iska soo duubay ku beeninyay jaantus maalmihii udanbeeyay baraha bulshada dhex wareegayay oo lagu sheegay sida gobolada dalka loogu qaybiyay mashruucaΒ  horumarinta ee SDF, Wasiir gaafaadhi ayaa sheegay in cidii baahiyay xogtaasi shariga lala tiigsan doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here