Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadlay Bandhig-Dhareed Dadka qaar dhibsadeen Oo Hargeysa Lagu Qabtay

0
951

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa ka hadlay Dhallinyaro Shalay Magaalada Hargeysa ku qabtay Bandhig ay ku xayeysiinayeen Dharka reer Galbeedka, kaasi oo Shacabka qaarkood u arkeen Dhaqan-xumo.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed wuu Cambaareeyay bandhigaasi waxaanu sheegay inuu yahay dhaqan Xun oo ku so kordhay Somaliland.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here