Hargeysa,(HargeisaPress) โWasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa soo bandhigay heshiiska saldhiga Milateri ee ay kala saxeexdeen dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu isla markaana laga bixiyey magaalada Berbera.