Wasiirka Daakhiliga Somaliland Oo Hadlay Waraaq Mucaaradku Ku Dalbanayeen Mudaharaad

0
507

Hargaysa (Hargeisa Press): Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay waraaq codsi mudaharaad salmi ay ku dalbanayeen axsaabta mucaaradka Somaliland oo ay u gudbiyeen wasaaradda arrimaha gudaha.
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, oo arrinta waraaqdaasi ka hadlay ayaa sheegay in aanay waraaqdaasi waafaqsanayn shuruucda lagu codsado mudaharaadyadda.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here