Somaliland: Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Xilka La Wareegay

0
930

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka cusub ee wasaaradda gaashaandhiga Somaliland C/qani Caateeye Fariid, ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi Ciise Yuusuf Axmed (Xawar).

Waxaana labadda masuul xilalka u kala wareejiyay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed.

Munaasibadda xil wareejinta oo ka qabsoontay xarunta wasaaradda waxaa ka soo qayb galay taliyaha guud ee ciidamadda milateriga Somaliland, agaasimeyaal, xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here