Wasaaradda Deegaanka oo Gebagabaysay Barnaamij 13 Maalmood Socday

0
853

Ceerigaabo (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa muddo 13 maalmood ah barnamij isugu jiray wacyigelin iyo tababaro ka fulisay goboladda dalka.

Barnaamijkaasi oo la xidhiidhay wacyigelin la xidhiidha ilaalinta deegaanka iyo duur joogta iyo tababaro ayaana maanta lagu soo gebagabeeyay gobolka Sanaag.

Waxaana barnaamijkaasi fulinayay agaasimaha waaxda duur joogta ee wasaaradda deegaanka Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here