Wasaaradda Cadaaladda Somaliland iyo Jaamacadda Bedder Oo Heshiis Kala Saxeexday

0
883

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland iyo guddoomiyaha jaamacadda Beder ayaa maanta kala saxeexday heshiis kor loogu qaadayo waxbarashadda maxaabiista ku jirta xabsiyadda dalka.

Munaasibadda saxeexa oo ka qabsoontay xarunta wasaaradda cadaaladda waxaa goob joog ka ahaa wasiirka cadaaladda, agaasimaha guud ee wasaaradda cadaaladda, taliyaha ciidamadda asluubta, guddoomiyaha Beder.

Sidoo kale waxaa munaasibadaasi joogay sarkaal ka socday qaramadda midoobay.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here