Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhiga Dawlada Itoobiya Kula Kacday Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin Iyo Ujeedada Wafti Somaliland Ka Socdaa Ay Ku Tagayaan Addis-Ababa

0
1008

Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland mudane Cabdifataax Siciid Axmed ayaa ka hadlay xadhiga ay maamulka kilidhka shanaad ee itoobiya kula kacday wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo ah wakiil waareedkii HCTV ee gobolka gabiley, sidoo kalena waxa uu ka hadlay ujeedada wafti reer Somaliland ah ay ku tagayaan magaalada addis-ababa ee caasimada dalka itoobiya.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here