Wareyihii ugu Saamaynta badnaa sanadkan 2015ka Somaliland By: Ahmed Yousuf

0
948

sidaan wada ognahay,waxaa ka jira Somaliland  war baahin badan oo kala duwan.ha ahaato mid qoraal ku soo bxada sida warkaysyada(newspapers) wesite-yo(electronic Medea),iyo tiifiiyada(televisions).sidoo kale waxaa jira war baahintaa kala duwan ee aan soo sheegnay,wariyayaal ka hawl gala warbaahintaa,wariye kastaa wuxuu ku dadaalaa siduu ugu soo gudbin lahaa bulshada war qanciya dhagohooda saamayna ku yeesha.

 

Hadaba qormadan gaaban ayaan ku eegi doonaa wariyihii ugu saamaynta badnaa sanadkan 2015ka, anoo ku salaynaya, kana eegi doona dhinacyo badan,iyo aragtiyo badan oo aan waydiiyay dad badan,oo ku saabsan mawduucan aan ka hadlaayo manta.

 

 

 

 

Maaha aragti aan iska mala awaalayo ee waa aragti aan kala soo dhex baxay bulshada,Iyo sida bulshada dhexdeeda looga hdal hayo wariyahaa.

Waxaan odhan karnaa wariyahaasi waa xamse cali bulbul,oo door muhuuma ka ciyaara saxaafada Somaliland,waxaanad ka garan kartaa sida uu kor ugu qaado, kalba war baahinta uu ka howl-galo. Maaha inaan sidaa u leeyahay aqoon aan u leeyahay xamse,

 

Anigu aqoon uma lihi xamse lkn waxaan ku siiyay darasad aan mudo samaynayay.Sidaa awgeed ayuu xamse ugu doortay wariyihii sanadka ama wariyihii ugu saamaynta badnaa.

 

Way jiraan wariyayaal kale oo aad u wanaagsan,oo iyaguba le saamayntooda,laakiin waa lagu kala horeeyaa shaqa kasta oo la qabto,waana lagu kala saamayn badanyahay.

 

 

By: Ahmed Yousuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here