WARBIXIN XASAASI AH: Xisbiga Wadani Oo Aflaagado Qaran Iyo Cay Ugaystey Wax Soo Saarka Beeraha Gobalka Gabiley

0
1167

Gabiley, (HargeisaPress) —Xisbiga wadani oo ah xisbi cod ka doonaya shacabwaynaha reer sland iyo guud ahaan gobalada kale ee dalka ayaa si badheedh oo aflaagado ugaystey gobalk cagaaran ee caanbaxay wax soo saarka beeraha ee uu leeyahay gobalka gabiley.kadib markii dhawaan hadalo aflaagado qaran uu yidhi mid ka mid xisbiga wadani isla markaana jooga berbera isagoo ku hadlaya xisbiga wadani xaruntiisa berbera ayaa ceeb iyo cay aflaagado qaran wuxuu ugaystey in wax soo saarka aduunyadu manta ku faanto ee  uu leeyahay gobalka gabiley oo ah gobal dadkiisu tiro badan yihiin wax soo saarka beerihiisuna badan yihiin oo aduunyadu manta  tiro iyo tayo wax soo saarka xaga beeraha la isku dhaaafay isla markaana gobalka gabiley yahay isha labaad ee qaranka s/land leeyahay gobalkuna yahay dekadii labaad ee wadanka madaama oo yahay beeralay oo ay soo saran qayb ka mid cunada shacab waynaha reer Somaliland isla markaana mudan yihiin tixgalin iyo lama taabtaan in wax laga sheego noocyada kala duwan ee wax soorka gobalku leeyahay sida gallayd/hadhuudhka iyo xasiida caafimaadka jidhka uwanaagsan .

 

Hadaba hadalkan aya dhawaan ka Soo xisbi isku sheega Wadani ka dib mar uu wasiirka warshada Somaliland Shucayb Mahamed Muuse oo ah wasiir qaran oo metala qaranka isla markaana wasiirku aanu ahayn wasiir metala gobal ama reer oo uu shaqo qaran uyahay shacabwaynaha kala duwan ee reer Somaliland oo ku aamananyahay shaqada qaranku udhiiibtey ee ah horumarka dalkiisa dadkiis diintiisa iyo dib udhiska dhismaha dhaqaale ee qaranka shaqo iyo horumarna u abuuraya dhalinyarta manta badaha uu ku kala goostey libaax badeenku hadaba hadalkan aflaagadada ayaa soo baxay markii uu wasiirka warshaduhu ka qayb galay dhismaha balaadhinta dekada berbera ee lagu wareejiyey shirkada imaaradka.

 

Hadaba side ayuu xisbiga wadani ku doonayaa cod inuu ka helo dadwaynaha gobalka gabiley isago gobalkuna tiro dad iyo tayo wax soo saar dheeryahay gobalada kal.

 

Sidoo kale dadwaynaha reer gabiley ayaa aragtidadooda siyaasadeed ku tilmaamy xisbiga wadani in talaabo sharci laga qad.

 

la Soco qaybta danbe…

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here