Warbixin Laga Diyaariyey Saxmadda Wadooyinka Hargeysa Iyo Taliyaha Ciidanka Nabad Galiyada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Fariina U Direy Dawlada Hoose Caasimada Hargeysa

0
1215

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa maalinba maalinta ka danbaysa isa soo taraya gadiidka kala duwan kuwaas oo cidhiidhi galiyey wadooyinka caasimada Hargeysa,waxaana arrinkan ka hadlay taliyaha ciidanka nabadgaliyada wadooyinka gaashaanle Faysal Xiis,waxaana uu fariin u direy maamulka dawlada Hoose iyo bulshada caasimada Hargeysa.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here